KUSOO DHAWAW CS13C.BLOGSPOT.COM
Bloggan waxa uu ardayda fasalka ka caawinayaa in ay casharada si fudud ugu degsan karan waqtiga ay rabaan waxaana ay kula degi karaan computerka ama mobileka sidoo kale waxaan usameynay app android ah kaas oo ku xiran blogga sida ugu shubatid app dajiso Guji halkaan
Bloggan waxaa aad ka heli doontaa
1- casharada ama chapterska sida power pointka ama pdf
2- assigmentska uu diro macalinka guide lineka uu leeyahay
3- quizzeska uu qaado macalinka ayagoo ka jawaban
4- mida ugu mihiimsan oo ah in chapterska summery lagu sameeyo si ardeyda aysan ugu wareerin ama uga niyad jabin madada waxaana sameyn doonaa marwalbo uu exam so dhawaado.
inshlh waxaa idinka rajeyneynaa in aad ka helli doontaan bloggan
mahadsanidiin
SEMSTERS